Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Dalka Turkiga
Istanbul(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka...
Dowladda Nayjeeriya Oo si adag u cambaareysay xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Nayjeeriya ayaa si cad u muujisay taageerada buuxda ee ay u hayso Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo Dowladnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Madaxweynaha JFS oo wada-tashi diblomaasiyadeed la yeeshay amiirka dowladda Qatar
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim binu Xamad.
Madaxweynaha...
Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dalal iyo ururro caalami ah ayaa si isku mid ah u muujiyay diidmo adag oo ka dhan ah aqoonsiga Israa’iil ee maamulka Somaliland,...
Dowladda Ciraaq oo si adag u cambaareysay xadgudubka ay Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si adag u cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil u sameeyay waxa ay ugu yeertay “Dhulka Soomaaliland,” iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub...
Jordan oo Sheegtay in Israa”iil xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa’iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada...
IGAD oo si weyn u difaacday Midnimada iyo Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Jabuuti(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Urur-Goboleedka IGAD oo goor dhowed soo saaray bayaan ayaa si weyn ugu garab istaagay gobanimada iyo jiritaanka midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,warmurtiyeedka ayaa...
Mareykanka oo duqeeyay koox Daacish ah oo ku sugan Nigeria
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxaha Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed Dalka Nigeria.
Taliska Ciidamada Mareykanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar si loo xoojiyo iskaashiga...
Qaahira(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Qaahira...
Madaxweynaha JFS ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta Dowlad-Dhiska Soomaaliya
Dooxa(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo...










