Wararka Dibadda

Pakistan oo ku dhawaaqday in ay martigelin doonto ciidamo badd oo ka socda 45...

0
Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay martigelin doonto ciidamo badd oo ka socda 45 dal, oo ay ku jiraan Mareykanka, Shiinaha iyo Ruushka, si ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa booqasho ku tegaaya qaar ka mid ah dowladaha Khaliijka

0
Muqdisho Ilayskadalka-Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan. Bayaan kasoo...

Maamulka Joe Biden Oo Siyaasad Cusub Ku Waajahaya Arrimaha Yemen

0
Maamulka cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Dalka Mareyanka  Joe Biden  ayaa shaaca ka qaaday  in ay soo afjarayaan dhammaan taageerada Mareykanka ee ku aaddan...

Ruushka oo xiray boqolaal Banaanbaxayaal ah iyadoo wali ay socdaan howlgalada lagula dagaalamayo xulafada...

0
Booliska Ruushka ayaa maanta oo Axad ah xir-xirayay boqolaal dibadbaxayaal ah oo isugu soo baxay wadooyinka magaalooyinka waaweeyn ee dalkaasi, iyagoo dalbanaya in lasii...

Suudaan oo sheegtay in tirada qaxootiga Itoobiyaanka ah ee dalkaas soo gaartay ay kor...

0
Hay’adda qaxootiga u qaabilsan xukuumadda dalka Suudaan ayaa sheegtay in tirada qaxootiga ah ee ka soo cararay colaadaha Itoobiya soona galay dalka Suudaan ay...

Amiirka Kuwayt oo mar kale ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid.

0
Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo axad ah dib ugu magacaabay ra’iisul wasaaraha dalkaas Shiikh Sabaax Al-Khaalid Al-xamad Al-Sabaax. Wakaaladda wararka ee...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo New York kulakulmay madaxweynaha kalafadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay

0
New York (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah la...

Amiirka Qadar oo Dalka Sacuudi Carabiya uga qeybgalaya Shirka Wadamada Gacanka

0
Amiirka Qatar Amiir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka wadamada Khaliijka oo la filayo...

Dugsi hoose/dhexe oo laga hirgaliyay deegaanka Afweyn ee dagmada Samareeb

0
Wasiir Kuxigeenka waxbarashada Galmudug Shariif Maxamed Qaliif ayaa maanta si rasmi ah u furay Dugsi Hoose/Dhexe oo laga hirgaliyay Deegaanka Afweyn ee Gobolka Galgaduud. Xaruntaan...

Ingiriiska oo si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub

0
Boqortooyada Midoowday ee dalka Ingiriiska ayaa xalay si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub,ka dib markii muddo  afar sano ah ka hor ay shacabka...