Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo Amni xaqiijin ah ka fuliyay Deegaanno hoos yimaada...
Baydhabo(Wargeyska Dalka);-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay Deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay.
Howlgalladan ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday qeybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday qeybo ka mid ah Magaalada Baydhabo, halkaas oo uu kula kulmay Shacabka iyo masuuliyiin...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...
Madaxweyne Xasan SHeekh oo Kulan la Qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan muhiim ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasi...
Afhayeenka Madaxtooyada “Madaxweynaha Qaranka wuxuu Baydhabo u joogaa adkeynta Nabadda iyo Dhisidda nidaam Maamul...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan Cali (Xadaana), oo magaalada Baydhabo kula hadlay warbaahinta, ayaa faahfaahin ka bixiyay Safarka Madaxweynaha JFS Mudane, Xasan Sheekh...
Taliyaha CXD oo dalacsiiyay Ciidamadii ku guuleystay howlgalkii lagu furay Waddada isku xirta...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay Ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu furay Waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
Taliyaha...
Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u diiwaangelisay Markabkii ugu horreeyay ee ee sita Calanka Soomaaliya ee Joqoraafi ahaan dhacda Geeska...
Wasiirka Difaaca “Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Puntland waxay diyaar u yihiin inay...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay...
Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Ku-Meel-Gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Hoggaamiya koonfur...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ankara ku soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdulkadir Faarax, oo hoggaaminayay wafdi ka socda Wasaaradda, ayaa Magaalada Ankara ee...










