SoDMA oo Magaalada Baydhabo ka wada bixinta Deeq Gargaar Raashin ah oo la gaarsiinayo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), ayaa Maalintii Labaad Magaalada Baydhabo ka wada bixinta Deeq Gargaar Raashin ah oo la gaarsiinayo Dadka danta yar...
Markabka qodista Shidaalka Turkiga ee Çağrı Bey oo soo gaaray Biyaha Dalka Soomaaliya
Waa cusub ayaa u baryay Soomaaliya, iyadoo Markabka qodista Shidaalka ee Turkiga ee Çağrı Bey uu soo gaaray Biyaha Dalkeena si uu u bilaabo...
Madaxaweynaha JFS oo qaabilay Duqa Magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee...
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiin sare
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Maxamed Keerow iyo Xildhibaan...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha...
Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga...
Baydhabo(SONNA);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil C/rashiid...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo duqeyn Cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta
Muqdisho(Wargeysk Dalka);-Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa aroornimadii Maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay Deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya Baydhabo iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaalada Baydhabo
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
Wasiirro katirsan XJFS oo booqasho ku tegay qaybo ka mid ah Magaalada Baydhabo
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa booqasho...
Taliyaha Ciimada Booliska Soomaaliya oo Magaalada Baydhabo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Booliska
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa Manata kulan la qaatey dhammaan Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ku Sugan Magaalada...










