Siyaasadda

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Dhagax dhigay Masjid weyn oo laga dhisayo Aqalka Madaxtooyada Baydhabo. Masjidkan ayaa loogu talagalay...

Wasiirka Qoyska XFS oo magaalada Islamabad kula kulantay Dhiggeeda Dalka Bakistan

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fuliyay howlgalka lagu bartilmaameedsaday Khawaarijta

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday Goobo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee Deegaannada...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyadeeyay Geerida Agaasime Ku-xigeenkii Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida.

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray Ehelladii, Qaraabadii, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Duqa Muqdisho oo Qaabilay Duqa Magaalada St. Louis Park ee Gobolka Minnesota ee Dalka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta oo Axad ah Aafiiskiisa ku qaabilay Duqa Magaalada...

Horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Dowladda Federalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys ah oo Dalka looga...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo kormeer iyo qiimeyn ku tagay Goobaha ay ku sugan...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA HALGAMAA XAAJI CALI-SHOOCAAC

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska, Ehellada, Ciidamada Qalabka Sida iyo guud Bulshada Soomaaliyeed...

Shirka Dhaqaalaha ee Urur Goboleedka Bariga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Tanzania

0
ARUSHA Wargeyska Dalka — Waxaa Maanta si rasmi ah Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha Dhaqaalaha ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Bare oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo dib-u-dhis lagu sameynayo,...