Siyaasadda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu si diirran...

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya Iskaashiga kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka...

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo Deegaannada Galmudug ka wada ololaha Dimuqraadiyadda iyo...

0
Dhuusamareeb,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka WasaaraddaDeegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XukuumaddaFederaalka Soomaaliya, Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa 18-kii July 2026 gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad...

Guddoomiye Ku-xigeenka Aqalka Sare oo Shir-guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo guddoomiyay Shirka billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha...

Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay Tababar ku saabsan doorka Haweenka ee geeddi-socodka Nabad-dhiska Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfurtay Tababar ku saabsan doorka Haweenka ee geeddi-socodka Nabad-dhiska...

Hogaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Dowladda Goboleedka koofur Galbeed...

0
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa Guddoomiyey Shirkii ugu horreeyey ee Golaha Wasiirrada cusub...

Xukuumadda oo ansixisay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta,...

Dekadda Muqdisho oo kaalin ka qaadanaysa kordhinta Dakhliga Gudaha

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa ka qeybgalay barnaamij looga hadlayay kaalinta Dekedda Muqdisho ee...

Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan oo lagu dilay in ka badan 15 Dhagar qabayaal...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Fedaralka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada...