Siyaasadda

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Madal heer Gobol ah oo looga hadlayo...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa Magaalada Nouakchott ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania uga qayb...

Guddoomiyaha Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta CECAFA oo gaaray Dalka Mareykanka

0
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa gaaray...

Safiirka Dowladda Soomaaliya ee New Dalhi u jooga oo booqasho Tacsi ah ku tegay...

0
New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxammed Odowaa, ayaa Maanta booqasho Tacsi ah ku tegay Xarunta Safaaradda Dowladda Qatar ee...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo Kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

0
(Islamabad)-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Kulammo doceedyo la yeelatay Madax iyo Mas’uuliyiin sare...

Khawaarijta Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Deegaanka Goobo

0
War ka soo baxay Wasaaradda Gashaandhigga ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ay xalay fiidkii duqeymo ka fuliyay...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka) Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Dhagax dhigay Masjid weyn oo laga dhisayo Aqalka Madaxtooyada Baydhabo. Masjidkan ayaa loogu talagalay...

Wasiirka Qoyska XFS oo magaalada Islamabad kula kulantay Dhiggeeda Dalka Bakistan

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fuliyay howlgalka lagu bartilmaameedsaday Khawaarijta

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday Goobo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee Deegaannada...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyadeeyay Geerida Agaasime Ku-xigeenkii Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida.

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray Ehelladii, Qaraabadii, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...