Ra’iisul wasaare XFS Muadane Xamse Cabsi Bare oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb Xarunta...
Dhuusamareeb (Wargeyska Dalka): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad-Goboleedka Galmudug,...
Sababta Dalxiisku ugu yahay Wadnaha Sheekada isbeddelaysa ee Soomaaliya (MAQAAL)
Sababta Dalxiisku ugu yahay Wadnaha Sheekada isbeddelaysa ee Soomaaliya
Waa Galab Jimce oo Qorrax leh, Xeebta Liido ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Mashquul ah....
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka oo ka qeybgalay Shirweynaha wax ka qabashada Cudurada aan faafin
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magaalada Daarusalaam ee Dalka Tansaaniya uga qayb galay Shirweynaha...
Baaq-Nabadeed oo laga soo saaray Xaaladda Deegaanka Aricadeeye
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay Colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas oo dhex martay laba...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wacad ku maray in uusan ogolaan doonin in Soomaaliya ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay isbeddelka Dimoqraadiga ah ee Soomaaliya iyo guulaha Amni, isagoo wacad ku maray in aan la ogolaan doonin...
Dowladda Soomaaliya oo Garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar
War-Saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ras Laffan.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...
Soomaaliya oo soo Dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan
War-Saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladdaha Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.
Jamhuuriyadda Federaalka...
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo shir-guddoomiyay Kulan looga hadlayay adkeynta Amniga Deegaannada K/Galbeed Soomaaliya
Baydhabo,(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey Shir muhiim ah oo looga hadlayay xaqiijinta Amniga Deegaannada...
Danjiraha JFS ee Sacuudi Carabiya oo la kulmay ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Shir muhiim ah ka furay Magaalada Nairobi
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya,...










