Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka oo War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye Cabdalla Muumin
Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye, Cabdalla Axmed Muumin
Maraykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay afhayeenka khawaarijta
Dowladda Maraykanka ayaa shan milyan oo dollar u ballan-qaadday cidii keenta xog sahlaysa dilka ama soo qabashada afhayeenka khawaarijta Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage (Cali...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo kormeeray Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kormeeray Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad.
Guddoomiyaha oo ay wehliyaan xubno ka...
Ukraine: Ma jirto calaamad muujinaysa in Shiinuha uu Hub siiyo Ruushka
Madaxa sirdoonka Ukraine Kirillo Budanov, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay Warbaahinta, in aaysan jirin wax muujinaya in Dowladda Shiinuha ay dooneyso inay Hub...
Midowga Yurub iyo Dawladda Britain oo ka heshiiyay muran soo taxnaa in muddo ah
Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaaray muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma ka bixistii uu Ingiriisku ka...
Diyaar garow ku aadan dagaal ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda gobolka Bakool
Diyaar garow ku aadan wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta ayaa ka socda degmooyin ka tirsan gobolka Bakool iyadoo maanta taliyaha qeybta 60-aad iyo masuuliyiin...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda ururka Iskaashiga...
ATMIS oo ka warbixisay shil Diyaaradeed oo ka dhacay Balidoogle
Howlgalka ATMIS, ayaa faah faahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo geystay Khasaaro, isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo shalay ka dhacay deegaanka Balidoogle ee...
Guddoomiyaha SoDMA oo xarunta kusoo dhaweeyay Wasiirka haweenka “SAWIRRO”
Guddoomiyha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, ayaa Maanta Xarunta dhexe ee SoDMA ku Qaabilay hoggaannada Haweenka kala duwan ee ku howlan Qaban qaabada Xuska Maalinta Haweenka...
Wasiir ku-xigeenka warfaafinta XFS oo maanta daah furay, tartanka “Hirgeli Hibadaada”
Wasiir ku-xigeenka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa maanta daah furay, tartanka “Hirgeli Hibadaada” oo ay suugaanleeyda Soomaaliyeed ku soo bandhigi doonaan...










