Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha dowladda gobolleedka...
Dowladda Shiinaha oo deeq lacageed guddoonsiisay hay’adda SoDMA
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kala wareegay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya deeq lacageed oo gaaraysa Boqol soddon iyo sagaal...
Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis iskaashi
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska kulan kula yeeshay Wasiirka...
Odayaal horay ula shaqayn jiray khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka
Cali Maqane iyo Axmed Cali Gadaf oo ka mid ahaa Odayaasha sida dhaw ula shaqeyn jiray Kooxda Khawaariijta ah ee ku sugan degmada Ceeldheer...
Israa’iil iyo Xamaas oo ogolaaday xabbad-joojin & isdhaafsiga maxaabiista
Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin ku meel gaadh ah, oo wadada u xaareysa in la sii daayo ilaa 50 qof oo lagu...
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo magacaabay guddiyo muhiim ah
Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxiibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta.
Wasaaradda Awqaafta oo soo saartay liiska shirkadaha ku guuleystay fulinta adeegyada Xajka
Guddiga Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS u qaabbilsan tartansiinta shirkadaha adeegga Xajka ayaa soo saaray liiska kama dambeysta ah ee magacyada shirkadaha ku...
Daraasadda Maalgashiga Dalxiiska iyo Martisoorka Soomaaliya oo laga daah-furay Muqdisho
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray Warbixinta Daraasadda Maalgashiga Dalxiiska iyo Martisoorka ee...
Dowladda hoose ee Xamar oo howlo biyo saaris ah ka samaysay Caasimadda
Dowladda hoose ee Xamar ayaa caawa fulisay shaqo ballaaran oo biyaha looga qaadayo qaar kamid waddooyinka Caasimadda oo ay biya dhigeen Roobabkii da’ay saacadihii...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho.
Dhismaha...










