Siyaasadda

Trump oo maanta hortagaya Maxkamad

0
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa sida la filaya maanta oo Talaado ah hortagaya Maxkamad ku taalla magaalada New York, si halkaas ay...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Cuba

0
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Maxamed Jaamac Haruuse oo maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Cuba...

Qaramada Midoobay oo dalbatay lacago lagu Caawinayo Malawi

0
Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee samafalka ayaa ku baaqay in lacag gaareysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar ahaan, dadka ay saamaysay...

Waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir & WHO oo ka wada hadlay sare u qaadidda howlaha...

0
Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banadir Dr. Cabdirahman Axmed Maxamuud iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Soomaaliya oo kulan ka yeeshay horumarinta iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka

0
Muqdisho, Abril 02 2023--Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay Barakacayaasha ku nool gobolka Banaadir

0
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo kaashanaysa hay’adda Cuman Charity, ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 950 qoys oo ku kala nool degmooyinka Cabdicasiis,...

Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo...

0
Sanado badan war iyo wacaal midna uma haynin waxa ka socda dunida, Bulshada Aadan-Yabaal iyo deegaannada kale ee kooxda Khawaarijta ah laga xoreeyay iyo...

Dood cilmiyeed ku saabsan maamulka iyo maareynta shaqaalaha rayidka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudnae, Cali Muumin Muuddey ayaa furay madal dood cilmiyeed ah, taas...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray hoggaanka baarista dembiyada CID-da

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray qeybta faraha ee hoggaanka baarista dembiyada ee C I D. Kormeerka Taliyaha ayuu ujeedkiisu...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar kala duwan u dirtay Baardheere

0
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa afar Diyaarad oo mucaawino kala duwan ah u dirtay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu dhowaan ku...