Siyaasadda

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo yeelatay Afhayeen cusub

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa kala hadlay kaalintooda ku...

Xafiisyada Hantidhowrka Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis is kaashi

0
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane, Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay Is-afgarad laba-geesood ah oo u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Xafiiska Hantidhowrka...

SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah

0
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira...

𝗪𝗔𝗦𝗜𝗜𝗥𝗞𝗔 𝗜𝗦𝗚𝗔𝗔𝗥𝗦𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗢𝗢 𝗟𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗠𝗔𝗬 𝗦𝗜𝗜 𝗛𝗔𝗔𝗬𝗔𝗛𝗔 𝗦𝗔𝗙𝗔𝗔𝗥𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗛𝗜𝗜𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗘𝗘 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹l𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) ayaa kulan la qaatay ku simaha  Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen...

Aqoon is-weydaarsi looga hadlayo xal u helidda barakacayaasha oo ka furmay Kismaayo

0
Agaasimaha Waaxda Yaraynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa faah-faahin buuxda ka bixisay...

Duqa Muqdisho oo Premier bank ku amaanay doorka uu ka qaadanayo dib-u-casriyeynta Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku amaanay Premier bank doorka uu ka qaadanaaya dib-u-casriyeynta Caasimadda iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua. Labada mas’uul ayaa waxay...

Shir weyne ku saabsan maaraynta hubka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane C/fitaax Qaasim ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweyne ku saabsan maaraynta hubka, rasaasta iyo walxaha qarxo. Shirkan oo...

Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo gaaray Baydhabo

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Taliska Qaybta 60-aad ee magaalada Baydhabo. Taliyaha ayaa  salaan sharaf ka qaatay cutubyo...