Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan mira dhal ah la qaatay Wasiirka dhaqaalaha buluugga...
Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulanka uu la qaatay Wasiirka dhaqaalaha buluugga iyo Macdanta ee dalka Kenya Xasan Cali...
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay siyaasadda habraaca Qaran ee Warbaahinta iyo arrimo kale
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee magacaabista...
Hay’adda NCRI oo daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) ayaa daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta Bulshada barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho, iyadoo kaashanaysa Hay’adda UNHCRsom.
Dadkaan...
Maamulka gobolka Banaadir oo daah-furay barnaamijka nidaaminta dhulka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Nidaaminta Dhulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo la adeegsanaayo Teknolojiyadda...
Golaha shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo Hindise...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraatka...
Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonaysay in ay u tahriibaan...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonayay in ay ka tahriibaan dalka Tunisia, halkaas oo ay doonayeen in ay ka...
SoDMA iyo hay’adda Daryeelka Hooyada oo yeeshay heshiis ku aaddan ka wada shaqaynta arrimaha...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad ah kula saxiixday guddoomiyaha...
Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo $20,000 ku wareejiyay qoys ay waxyeello culus kasoo gaadhay...
Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ayaa deeq lacageed oo gaareysa 20,000 oo dollar waxa ay ku...
Maxkamadda sare oo maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali
Maxkamadda sare ee JFS ayaa maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali Macallim Daa’uud oo ku eedeysan in uu gubay Xaaskiisa...










