Sawirrada

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee ka howlgala Qaaradda Afrika,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Munaasabadda furitaanka Sannad-Tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada Sare ee Dalka, taasi...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta Iskaashiga Labada Dal

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Cabdisaalan Cali, ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Walaalaha ah ee Türkiye...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS oo Daahfurtay Qorshaha Istaraatiijiyadda ee Shanta sano

0
Muqdisho (WARGEYSKA DALKA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta daahfuray Qorshaha Istaraatiijiga...

Wasiirka Maaliyaadda XFS oo Maanta Khuddbad ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koonfur Kuuriya iyo...

0
Seoul(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koofur Kuuriya iyo Afrika, kaas oo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

0
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wefdi ka socday...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha Argagixisada

0
Muqdisho –(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo Sanadkii 2022 ay qaaday...