Sawirrada

Golaha Wakiillada Galmudug oo doortay Guddoomiyaha iyo Ku-xigeennadiisa

0
Galmudug(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug ayaa Guddoomiyaha Golaha u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne), kaas oo helay 79 cod, halka Musharraxii la tartamayay,...

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Galmudug oo dooranaya Guddoonkooda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta dooranaya Guddoonkooda, waxaana Guddoomiyaha iyo Labadiisa ku xigeen u tartamaya afar Musharax oo khudbadahooda ka...

FARRIIN: Masiibadu ma sugto Digniin goor hore la helo ayaa nolosha Dadka badbaadisa.

0
Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka (International Day for Disaster Risk Reduction), waxaan iftiimineynaa Mashruuc cusub oo Soomaaliya ka hirgalaya, kaas oo si...

Machadka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda oo Tababar muhiim u furay Shaqaalaha Dowladda

0
Muqdisho,(Wargyeska Dalka):- Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda XFS, ayaa Maanta furay barnaamij lagu tayeynayo Aqoonta Dhijitaalka ah ee...

Dowladda Soomaaliya oo ka Qaybgalaysa Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee OIC

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa ka qaybgalaya furitaanka kalfadhiga 52-aad ee Golaha...

Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha...

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo Tababar u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Guutada 232-aad ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa Tababar dib-u-celin ah u soo xiray Ciidamo ka tirsan Ururka 231-aad,...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Daahfurtay Siyaasadda Qaran ee Caafimaadka Dhimirka 2026–2030

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka qaybgalay Munaasabad lagu xusayay...

Soomaali, Qaxooti ah, Muslim Xijaaban oo ku biirtay Barlamaanka Ingriiska (WARBIXIN)

0
Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay kursiga Baarlamaanka Ingiriiska ee uu banneeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska, Keir Starmer. Xisbiga Labour ee Dalka Britain ayaa...

Golaha Shacabka JFS oo Dhammeystiray Doodda ku saabsan Burcad-Badeedda

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 17-aad, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka,...