Sawirrada

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

0
Masagawaay(WARGEYSKA DALKA):-Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa si weyn ugu qulqulaya goobaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dadweynaha. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay Faarax Macallin oo ka tirsan Baarlamaanka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA

0
Arusha- Wargeyska Dalka- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arushaee dalka Tanzania, halkaasi...

Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo soo dhowaysay Ansixinta Baarlaamaanka ee dhamaystirka Dastuurka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa si weyn u soo dhaweysay ansixinta rasmiga ah ee Dastuurka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Baarlamaanka JFS oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamatstirka Dastuurka dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaanada iyo Senatorrada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo yeesheen ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurkaย  dalka, Kulan ay...

Kulankii labada gole Baarlamaan oo ka furmay xarunta VILLA Hargeisa

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kulankii wadajirka ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankaas lagu wado in lagu...

Raโ€™iisulwasaare kuxigeenka XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray dardargelinta hawlaha hortebinta u...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen...

Hirgelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Socdaalka Gudaha Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hirgelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Socdaalka...