Dalalka IGAD oo Maalintii labaad Shir ugu socdo Kenya
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu Shir uga socdaa Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur...
DARUUFAHA KALA DUWAN OO AY KU SHAQEEYAAN HAWEENKA SOOMAALIYEED
Haweenka soomaliyeed ayaa ah lafdhabarka buLshada.
waana kuwa ugu muhiimsan ee doorka dhaqalaha rerka laga helo oo ay ku nool yihiin qoyska xataa hadii rerku...
SAAMEYNTA UU LEEYAHAY BARAHA BULSHADA
Baraha bulshada waa kanaalo dhijitaal ah oo is-dhexgal ah oo fududeeya abuurista iyo wadaagga macluumaadka, fikradaha, danaha, iyo qaababka kale ee muujinta iyada oo...
SIDEE AYEY SOOMALIDU KU JOOGAAN BARAHA BULSHADA
Baraha bulshada waa goob ay kulmisay Soomalida isticmaasha baraha oo Ku Kala nool dalka iyo dibada.
Baraha bulshada bulshada Soomaliyeed ayaa sanadba sanadka kale isticmaal...
SIDEE LOOGA FAA’IIDEYSAN KARAA DAKHLIGA DALKEENA
Waxaa jira jihooyin fara badan ee looga faa'iideysan karo dakhliga dalkeena taas oo ay tahay in aan hormarino kana dhiidhino tabcashada beeraha, xoolaha iyo...
RIYOOYINKA HADDII AAD KA DHABEYSO WAXAAD NOQONEYSAA RUUX GUULEYSTA
Maanta waxaa marayaa interfiyuugii (qaabilaad) ugu horeeyey noloshayda, si aan oga helo shaqo heer sare ah mid kamida shirkadaha waaweyn, hadii aan ku guulaysto...
WIIL IYO HOOYADIISA OO LABADUBA BAQIILO AH.
Waxaa jira sheeko Ku saabsan wiil iyo hooyadii oo labadooduba ahaayeen kuwa baqiilo ah.
Wiilka iyo hooyadiisa ayaa waxa ay ku noolaa yeen tuulo oo...
SAAMEYTA UU ABAARAHA KU YEESHAY BULSHADA SOOMALIYEED.
Sanadihii lasoo dhaafay Soomaliya waxaa Ka jira abaaro baahsan taasi oo sababtay in kumanaan kun oo dad soomali ah ay Ku barakacaan abaraha ba`an...
SIDEE LOO HORMARIN KARAA BEERAHA SOOMALIYA.
Soomaliya waa Dal uu Alle SWT uu Ku maneystay nicmooyin badan oo uu ugu talagalay umaddiisa in ay Ku munaafacoodaan si ay naftooda iyo...
Xuska dhacdadii 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe (warbixin)
Waxaa nasiib darro ah in muddo shan sano ah oo ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay in ku dhow dad gaaraya kun iyo...