Caafimaadka

Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka oo saameyn weyn yeeshay (WARBIXIN) By Ruush Abdullahi November 8,...

0
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Masar

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka...

Wasiirka Caafimaadka oo New York kaga qayb galay kulan looga hadlayay nafaqo-darrada

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo ka qeybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ee ka...

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Xarardheere

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Daahir Faarax Fiidow oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka degmada Xarardheere oo adeeg Caafimaad...

DF iyo Galmudug oo adeegyada bulshada ka hir gelinaya deegaannadii laga saaray khawaarijta

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax Fiidoow ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey xaaladda deegaannada laga xoreeyay cadowga iyo howlgallada socda. Mudane, Fiidoow ayaa sheegay...

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamaqa Qalabka Sida Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira hoggaaminta dagaalka ka...

Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay iskaashi dhexmaro labadda wasaaraddood

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo kulamo mira dhal ah la qaatay Madax ka tirsan...

0
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiirada caafimaadka Dalalka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Hawlgalada milateri ee dhameystirka wejiga 1aad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo si habsami ah uga socda gobollada dhexe ee dalka, iyadoo Ciidanka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macluusha ayaa tilmaamay...