Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...
Wararkii u dambeeyay COVID-19 ee Dunida
Labo daraasadood oo ka soo baxay dalka UK ayaa tilmaamay in nooca cusub ee Amicron oo cudurka corona ka tirsan uu ka sahlan yahay...
Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan la qaatay maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha ammaanka gobolka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha...
WHO oo dalalka Yurub uga digtay faafitaanka Feyruska Omicron
Hay’adda caafimaadka Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa ku boorisay dowladaha Yurub inay u diyaar garoobaan ka hortaga Feyruska Omicron, kaasi oo...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIR SOOMAALIYEED OO TAKHASUS KU QAADANAYA DALKA TURKIGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo...
Hay’adda Bisha-Cas ee Qatar oo soo gabagabaysay howlo caafimaad oo ay ka wadday Soomaaliya
Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Qatar oo kaashanaysa wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay howlo qallinno kala duwan ah oo ay ka wadday dalka...
WHO oo sheegay in 3.3 milyan dunida ugu geeriyoodeen Covid-19 sanadkii 2021
Agaasimaha guud ee heya’adda caafimaadka aduunka “ WHO ” Tedros ayaa sheegay in cudurka ‘coronavirus’ uu galaaftay nolosha in ka badan 3.3 milyan oo...
Jubbaland oo shaacisay doorashada kuraasta ugu horreysa ee golaha shacabka DFS
Kismaayo- Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da Kursi ee ku...
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay xarumaha caafimaadka ee Kismaayo
Wasiirka Caafimaadka XFS Drs. Fowziya Abiikar Nuur oo ay wehliyaan Wasiirrada Caafimaadka ee Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa maanta booqday Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Magaalada...
Dowladaha Caalamka oo si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska cimillada ee Mareykanka iyo...
Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaanka ah ee Mareykanka iyo Shiinaha ay ku...