Barnaamijyada

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KULAN LA QAATAY KU-XIGEENKA ERGEYGA GAARKA EE XOGAHAYA GUUD...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Xuska Maalinta Afka Carabiga(Warbixin)

0
Muqdisho: Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha. Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo...

Guddoomiye Madaale oo qaabilay Safiirka DowladdaTurkiga u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya...

Koobka Adduunka ee 2022 oo maanta ka furmaya dalka Qadar

0
Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20/11/2022, magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar si rasmi ah uga furmi doona koobka Adduunka oo...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda XFS oo heshiis kalluumeysi la saxiixatay Shirkad Shiines ah

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa waxa uu...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS “Waxaa lagama maarmaan ah in dib-u-eegista dastuurka mudnaanta koowaad aan...

0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheikha Aadan Mohamed Nuur Madoobe ayaa Sheegay Inay Muhiim tahay in ahmiyad gaar ah ay siiyaan Hay’adaha ay qusayso dib...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daahfuray Kulan sanadeedka Guddiga qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga...

0
Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa goordhow daahfuray Kulan sanadeedka Guddiga qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga iyo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo khudbad dheer ka jeediyay Kulanka Wejiga 4-aad ee Mashruuca...

0
Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi oo ka hadlay kulanka wejiga 4-aad ee mashruuca JPLG ayaa sheegay arrimo...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS oo kormeeray Dhulka Xarunta xogta Qaranka

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kormeeray Dhulka loogu talagalay in laga dhiso Xarunta xogta Qaranka (National Data Center) oo...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay...