saadaq

1061 POSTS0 COMMENTS

QISO DIINI AH OO MUDAN CIBRO QAADASHO

Akhri oo ku cibro qaado walaalkeyga/walaasheyda muslimka ahow. Qisadaan waa qiso diini ah oo ku dhacday wiil muslim ah oo kalunsanaa jidka rabigiisa, ka dibna...

DUGSI 70 SANO QUR’AAN-KA KARIIMKA LAGU BARAN JIRAY OO KHAWAARIJTA XIRTAY (WARBIXIN)

Khawaarijta Arxanka daran ee Al-shabaab ee ku soo duushay dalkeena balse haatan uu dabar go’a ku socdo kadib 15 sano oo dalkeena iyo dadkeena...

CIRIB XUMADA DULMIGA

Marka hore waa maxay Dulmi? Dulmigu waxa ay culimada ku qeexeen shay kasto oo aan booskiisii xaqa ahaa aan la dhigin, ama shay kasto oo...

XISAABI XIL MA LEH HADDAAN LA XUMEYNIN (QAYBTII 2-AAD)

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...

SOO LAABASHADA CIIDANKA ILAALADA QARANKU WAA DHAMAADKA KOOXDA KHAWAARIIJTA (WARBIXIN)

In ay diyaar yihiin Ciidanka ilaallada qaranka Gaaska koowaad ee Duufaan maka dhigan tahay dhammaadka khawaariijta naf la caariga ah? Ka dib 15-kii bisha may...

DAGAAL KA DHEX QARXAY KHAWAARIJTA WAA CALAAMADDA BURBURKOODA (WARBIXIN)

Calaamaddaha lagu garto Kooxi marka ay burubureyso ama ku jabto dagaal ayaa waxaa ka mid ah:- Khilaaf, Iscaasin, ismaqli-waa, kala dhuumasho iyo kala shaki,...

WAXTARKA AY LEEDAHEY QUDAARTA CAGAARAN.

Maqaalkaan waxaan uga hadli doonaa oo ku faahfaahin doonaa faa’idooyinka iyo waxtarka ay inoo leedahay qudaarta qaar, waxaana ka mid ah:- 1) Sare ee Antioxidants...

BARASHADA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa uu ka mid yahay Afarta Gobol ee ka tirsan Jamhuuriyadda Soomaaliya ee isku darsaday Bad iyo Wabi. Waxa uuna qani ku...

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay heshiisyadii ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Masar

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiisyadii ay Qaahira ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Masar. Wasiir Daa’uud...

BARASHADA DHISMA-AFEEDKA (QEYBTII 3 -AAD)

Qeybtii 2-AAD ee qormada waxaanu kaga soo hadalnay magac uyaalada, anigoo u kala saarnay dhowr jaad oo aanu aynu hal laanoo kamid ah faahfaahinay,...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
9081 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qeybaha Bulshada Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Talo-wadaag ah kula qaatay qaar ka...

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa Gobolada oo la dilay

Howlgal gaar ah oo si weyn loo qorsheeyay oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaana looga hadlay Doorka...