Shirka Taliyaasha Sirdoonka wadamada Bulshada Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka ee wadamada ku mideysan Ururka...
Wasiirka arrimaha Dibadda oo wadahdal Teleefoon la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Jordan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah la yeeshay Ra’iisul...
In ka badan 20 Khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha...
Shabeellaha Hoose, Arbaco, 29 Abriil 2026: — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 72-dii saac ee la soo dhaafay fuliyay hawlgal...
Ra’iisal Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya...
Muqdisho, Arbaco, 29 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u...
Wasiirka Warfaafinta ee XFS oo Kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya...
Muqdisho, Soomaaliya 29-ka April 2026 — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Hogaamiyaha KM Koonfur Galbeed oo Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi Heerkiisu sareeyo oo ka...
Baydhabo – 29 Abriil 2026: Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo...
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Koofur Galbeed, waxaa ka socda hardan Dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan.
Waxaa jooga...
Marwada Madaxweynaha oo dhiirrigelin u samaysay Carruur agoon ah
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu sameysay carruur agoon ah...
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Danjiraha Shiinaha
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Muqdisho H.E. Wang Yu, iyagoo ka...
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka UNTMIS
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Hawlgalka Kala-guurka...










