Wararka

Soomaaliya iyo Bakistan oo iska kaashanaya horumarinta Barnaamijka Teknoloojiyadda

0
- Barnaamijka Comsec oo ah Barnaamij ay iska kaashanayaan safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Bakistan iyo wasaaraddaha kala ah arrimaha dibadda iyo Seyniska...

Gacan ka hadalkii tiktok-ga ee sababay geerida iyo garsoorka ciidamada

0
:-Kiiskaan Sharmaโ€™arke Xuseen jaamac iyo Maxamed Faarax ayaa ka billaawday gacan ka hadal uu ku baxay marxuum Saciid Cabdi Cali oo kamid ahaa dhallinta...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka

0
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka iyo waxa waxa uu yahay is-afgaradkii ay kala...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo daahfuray dhaqangelinta heshiiska hubinta shixnadda dalka yimaada

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta furay xaflad loo sameeyey daahfurka iyo dhaqangelinta heshiiska hubinta waafaqsanaanta shixnadda ka...

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

0
Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shirguddoomiyey kalfadhiga 3-Aad kulankiisa 2-Aad ee wadajirka ah

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 2-aad ee wadajirka ah...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo tababbar u furay xubno ka tirsan Senatorada aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta furay aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa hannaanka sharci samaynta ee sharci...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababbar u furay qaar ka mid ah Wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa maanta tababbar u furay 30 Saxafi oo ka kala socday Wakiilada Warbaahinta Qaranka...

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 4-aad

0
Dawladda cusub ee uu Maamulkiisa ugu sarreeyo Madaxeynaha iyo Raiisul-wasaarahaba waxaa looga baahan yahay inay si adag ula dagaalamaan musuq-maasuqa,islmarkaana hoos u fiiriyaan dhaq-dhaqaaqa...