GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HIIRAAN OO DAR-DARGELINAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle, Muuse Salaad wehliye iyo Masuuliyiin kale ayaa...
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA AHMED MOALLIM FIQI OO BOOQDAY TALISKA CIIDANKA GORGOR EE DEGMADA XARARDHEERE
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo socdaal shaqo ku jooga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa booqday...
RA’IISUL WASAARE XAMSA: “LAMA AQBALI DOONO IN LA XAGAL DAACIYO HALGANKA DALKA LOOGA XOREYNAYO...
Aadan Yabal:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo la hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
“BANAANKA CEELBUUR CARAR MOOYEE ISKA CELI MA LEH” (WARBIXIN)
Inta aannu u gudagalin dulucda warbixinteenna maanta aan bal dib u milicsanno taariikh ahaan waa magaalo ceynkee ah Degmada Ceelbuur? Waa magaalo kulansatay Qurux...
WAALIDOW UBADKAAGA USLUUBTA BAR.
Sida alabka dadka eebbe yahay gabar iyo wiil kii uu yahay haddii uu qofku asagoo jir ahaan iyo maan ahaan u fayow qaan-gaar noqdo...
UBADKAAGA IYO EHELKAAGA MIDNA AABI HA UGU HIILIN
Inkastoo uu is maandhaafku sunno lama dhaafaan yahay oo cid walboo meel wada joogtaahi ay si uun isku qoomi karaan, haddana waxaa bulshada soomaaliyeed...
HA ISKA CAROONIN EE HUBSO XAQIIQDA
Waxaa jira hadal Soomaalidii hore ay ku maahmaahi jirtay walina la isticmaalo oo ahaa muslimow run sheeg oo muslimow run u qaado, waa maah...
Xil Cabdi Maalik oo Jaaliyadda reer Hiiraan ee London ku boorriyay in loo midoobo...
-Xildhibaan Cabdi Maalik Cabdalla oo ka tirsan golaha shacabka ayaa kulan looga hadlayay dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo shalay Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay.
Taliyaha ayaa...










