Wararka

Dhaawac ka dhashay miino ay khawaarijtu ku qariyeen Ceelka Ceel-garas

0
Miino ay Khawaarijta ku qariyeen ceelkii ugu waynaa magaalada Ceel-garas ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa ku dhaawacmay qof ka mid ah dadka deegaanka oo...

10 ka tirsan Khawaarijta oo shabeelaha dhexe lagu dilay

0
Ruunnirgood:Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa Gumarka Cosobow Cali oo hoos taga degmada Ruundhirgood ee gobalka Shabeellaha dhexe ku dilay ku dhowaad 10 ka...

Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka qeyb galay madasha dhaqanka Shiinaha ee 2023

0
Changsha:- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Changsha ee caasimadda gobolka Hunan uga qeyb galay madasha dhaqanka iyo dhexgalka...

Dowladda Federaalka oo mashaariic ka hirgelinayso Koofur galbeed

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa ku Qaabbilay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya...

Imtixaanka aqbalaadda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo billowday

0
Raktar Xigeenka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Cabdullaahi Sh. Rashiid (Maki) ayaan maanta daah furay Imtixaanka Aqbalaadda oo ka dhacay xarumaha Jaamacadda ee Banaadir,...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Talyaaniga u joogo Soomaaliya

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talyaaniga u...

Wasiirka Warafaafinta: Dalxiiska wuxuu qayb ka qaadan karaa dib u heshiisiinta iyo is-dhex galka...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daauud Aweys Jaamac ayaa furay munaasibadda maalinta Qaran ee Dalxiiska. Wasiir Aweys ayaa sheegay in dalxiiskii dalka...

Duqa Muqdisho oo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya ku wareejiyay dhismaha Casa Italia

0
Safiirka jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga mahadceliyay sida uu uga jawaabay codsigoodii ahaa in loo banneeyo...

Waa bilowga xisaabtanka wanaag & xumaan (WARBIXIN)

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay, isagoo kulan...

Wasiir Al-Caddaala: 48-dii Saac ee lasoo dhaafay 17 howlgal ayaa Galmudug ka dhacay waxaana...

0
Dhuusamareeb- Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga difaaca Shacabka. Wasiir...