Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan looga arrinsanayo dagaalka khawaarijta la yeeshay Odayaasha iyo bulshada...

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo muddoo ka badan toddobaad u jooga deegaanada Galmudug abaabulka howgallada deegaanka looga xoreynayo Khawaarijta...

Shirka Wasiiradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka iyo Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo...

Maaamulka Gaashaandhigga XFS oo ka warbixiyay howlgallo qorsheysan oo lagu fuliyay khawaarijta

0
Afhayeenka Gaashaandhigga XFS  janeraal Cabdulaahi Cali “Caanood”oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ciidamada dowladda ay ka...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Midoobay ee...

Ra’iisul wasaare ku-xigeeka XFS oo dhagax dhigay dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta

0
-Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarun wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo markii ugu...

GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO KULAN LA QAATAY WAKIILKA XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY (WXG...

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing oo uu...

Faarax Sh. Cabdulqaadir”sanadka 2030-ka dadka wax barta ayaa gaaraya ilaa 8 Malyan” wareysi

0
Halkaan waxaan ku soo koobayaa nuxurka wareeysi aad u qiimo badnaa ee uu bixiyey Wasiiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sarre Faraax Sheekh Cabdulqaadir. Wareeysiga faham...

Kumaandooska Danab oo howlgal gaar ah ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab oo qorsheynayay in ay weerar fuleynimo ah ka fuliyaan deegaanka Janaay-Cabdalle iyo deegaannada kale ee ku hareereysan ayaa waxaa fashiliyay ciidamada...

Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe oo sheegay in adeegyada uu bixiyo Bankiga Dhexe la...

0
Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Cali Yaasiin Sheekh Cali ayaa ka warbixiyay furitaanka laanta Bankiga Dhexe uu ka furay magaalada Dhuusamaree...

Tahriibayaal ku dhintay doon ku qallibantay badda

0
Lix qof ayaa dhimatay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay Kanaalka biyaha badda ee u dhaxeeya Faransiiska iyo...