Wararka

Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo qodobbo muhiim laga soo saaray

0
Shir u socday muddo 2 maalin ah Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo furay shir looga hadlayay ceymiska xoolaha

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta muqdisho ka daah-furay shir looga hadlayay arrima la xariiro ceymiska Xoolaha,kaa oo ay ka soo qeyb...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay waddo isku xirta Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddo Laami ah ah isku xirta Waddooyinka Suuq...

Howlgal Amniga lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

0
Taliyaha Qaybta 27aad Ciidanka Dhulka XDS G/Sare Faarax Kooshin ayaa Hawlgalo lagu Nadiifinayo Khawaarijta  ka Sameeey degaanno Hoostaga Magaalada Halgan ee Gobolka Hiiraan. Howlagalka ayaa...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo degaannada...

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa bogaadiyay howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka, iyo Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ay ku xoreeyeen Degmada...

Bile Muxudiin” Khawaarijtu waxay iga dishay Hooyadeey,Aabaheey iyo Walaalkeey( Warbixin)

0
 Bile Muxudiin Maxamuud, waa 20-sanno jir labadiisa waalid ay dileen Khawaarijta,.labo sanno ka hor ayuu ciildartiis u qortay ciidanka, qorigana u qaatay Khawaarijta ka...

Milateriga qabsaday Niger oo madaxweyne Bazoum ku eedeeyay khiyaano qaran

0
Milateriga Niger ayaa sheegay in ay maxkamadeyn doonaan madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed Bazoum ,iyadoo lagu ueedeynayo khiyaano qaran iyo in uu wax...

Ciidanka Nabadsugida jubbaland oo fashiliyay qaraxyo Miino

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland oo kaashanaya shacabka reer Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay agabka Qaraxyada oo ay dhagar-qabayaasha Khawaarijta...

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo hortagay xildhibaannada Golaha shacabka ee BJFS

0
Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Shir Guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 17-aad oo uu wahlinayo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur Agaasimaha guud ee Xarunta Qaran...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran...