Wararka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo mar kale u digtay shacabka ku nool deegaannada ay ku sugan...

0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Generaal, Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dadka ku harsan deegaannada ay ku dhuumaalaysanayaan khawaarijta u diray digniinno culus, si dagaal culus...

Howlgal qorsheysan oo lagu khaarajiyay 5 khawaarijta ka tirsan

0
Howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranka oo kaashanayaa saaxiibada hawlgalka Maraykanka ee Africom ayaa lagu dilay maleeyshiyaad ka tirsan khawaarijta. Howlgalka oo xilli hore oo saakay...

Ciidamada Xoogga Dalka oo cagta mariyay saldhigyadii Khawaarijtu ka soo duulaan tegi jirtay (Warbixin)

0
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib-u-xoreynta deegaanka ayaa howlgall gaar ah ka fuliyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya gobollada Galguduud  iyo Shabeellaha Dhexe,...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Ciidanka ayaa kusii siqaya Galhareeri iyo Ceel-buur

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah uga bixin doonaan...

Ciidamada Israel oo Daanta Galbeed ku dilay dad falastiini ah

0
Ciidamada Israa’iil ayaa dilay laba qof oo Falastiini ah ,kadib markii ay weerar ku qaadeen xero qaxooti oo ku taal Magaalada Jericho   ee Daanta...

Howlgal qorsheysan oo lagu khaarajiyay 5 khawaarijta ka tirsan

0
Muqdisho(SONNA):-Howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranka oo kaashanayaa saaxiibada hawlgalka Mareekanka ee Africom ayaa lagu dilay maleyshiyaad ka tirsan khawaarijta. Howlgalka oo xilli hore oo saakay...

iidamada Xoogga Dalka oo cagta mariyay saldhigyadii Khawaarijtu ka soo duulaan tegi jirtay (Warbixin)

0
Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib-u-xoreynta deegaanka ayaa howlgall gaar ah ka fuliyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya gobollada Galguduud  iyo Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Ciidanka oo kusii siqaya Galhareeri iyo Ceel-buur

0
Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah uga bixin doonaan gacanta...

Ciidamada Qaranka oo hawlgal amni ka sameeyey xadka Shabeelooyinka

0
Ciidamada Qaranka ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay jiinka wabiga Shabeelle gaar ahaan aagga Beerta Cali Mahdi iyo deegaanada dhaca duleedka caasimadda. Howlgaladan oo...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Mozambique ee Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dalka

0
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo salka ku...