Wararka

Madaxda Galbeedka Afrika oo ka wadahadlaya xiisadda Niger

0
Madaxda militariga ee ka socda ururka dhaqaalaha ee galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa lagu wadaa in 17-18-ka bishaan ay kulan ku yeeshaan dalka Ghana, si...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Hawlgalada milateri ee dhameystirka wejiga 1aad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo si habsami ah uga socda gobollada dhexe ee dalka, iyadoo Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay la taliye cusub

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaanno u dhexeeya Hiiraan iyo Galgaduud

0
Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Binu Abii Daalib ayaa howgallo ballaaran ka sameeyay tuulooyinka Ceel gorof, Ceel boorre iyo...

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann oo soo...

Soomaaliya Kenya iyo Mauritius oo ka wada hadlay xoojinta xiriirkooda

0
Addis Ababa-(SONNA)-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo miro dhalay la qaatay safiirka dalka Kenya Amb. D.Raj  Busgeeth...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo u fariisatay dacwad ka dhan ah Askari horay u...

0
Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, kaas oo...

Guddoomiyaha Haya’adda Maaraynta Masiibooyinka oo Xafiiska ku qaabilay Madaxa Haya’adda Bisha Cas ee Turkiye

0
Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxmaud Macallin ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SODMA kula kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas – Turkey ee Dalka Soomaaliya...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha UAE u Fadhiya Muqdisho

0
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Ahmed...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo mar kale u digtay shacabka ku nool deegaannada ay ku sugan...

0
Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Generaal, Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dadka ku harsan deegaannada ay ku dhuumaalaysanayaan khawaarijta u diray digniinno culus, wuxuuna faray in...