Wararka

Khawaariijta oo deegaanka Cowsweyne ee Galgaduud ku dishay dad Shacab ah oo iska diiday...

0
Degaannnada Galmudug waxaa ka soconayo diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee howlgallada dalka looga saaray kooxda khawaarijta,iyadoo degaannada qaar ay isaga baxeen khawaarijta kadib markii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kala hadlay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya qorshaha xasilinta deegaannada...

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Ergayga Madaxweynaha JFS ee wadahadallada Somaliland oo kulan wadatashi ah la yeeshay Golaha...

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Wadahadallada Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Golaha wasiirada...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BJFS oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka xuquuqda naafadda Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga saddexaad...

Ciidamadda dowladda oo howlgal qorsheysan ku dilay 23 ka tirsan khawaarijta

0
Baydhabo-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan oo ay  ka fuliyeen deegaanka Buulo fulaay ee Gobalka Baay ku dilay 23 ka tirsan khawaarijta Howlaglkaan oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in bahda Waxbarashadu yihiin naftood hurayaal xilli adag u...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda...

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ku sugan Diinsoor

0
Baay:-Xasan Macalin Aways oo magaciisa afgarashada Khawaarijtu yahay (jindullaah ) iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna afgarashadiisu tahay ( jabal ) ayaa isku soo...

Hindisaha Dagaalka Khawaarijta wuxuu ahaa go’aan geesinimo ah (Documentary)

0
Iyaga oo si qaldan Diinta Islaamka u turjumaya, qiilna u sameynaya daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed ee qiimaha badan ayay ku sii dareen in ay...

Todobo qof oo ku ku dhintay burburka masjid ku yaalla waqooyiga Nigeria

0
Toddobo qof ayaa ku dhintay woqooyiga Nigeria  ,gaar ahaam magaalada Zaria  ee gobolka Kaduna, kadib markii uu burburay  qayb ka mid ah masaajid ay...

Al-shabaab oo ay uga dhammaatay Galmudug (WARBIXIN)

0
Deegaannada hoos yimaada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa todobaadkaan waxaa ka socday abaabul, kaasi oo la doonayo in dib loogu xoreeyo Magaalooyin ka tirsan...