Turky :Dad badan oo loo xiray qarax ka dhacay Istanbul
Booliska Turkiga ayaa xiray 22 qof oo lagu eedeynaayo in ay lug ku leeyihiin qaraxii ka dhacay bartamaha Istanbul ee dhaliyay ugu yaraan dhimashada...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal Qorsheeysan ka fuliyay Waqooyiga Magaalada Kismaanyo ee Xarunta Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 5aad Guutada 16 aad ayaa Howlgal Qorsheysan ka sameeyay Waqooyiga Magaalada Kismaanyo ee Xarunta...
Saraakiisha Hoggaaminaysa Abaabulka Dagaal ee khawaariijta ee ka socda deegaanada gobolka bakool oo...
Wafdigaan saraakiisha ah ee gaaray deegaanka Aato gobolka Bakool waxa horkacayay Taliyaha Ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka koonfur galbeed Gaashanle Yuunas Adan Xasan waxana safarka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Badda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Gaashaanle Sare Mubarak Cabdiqani Muuse Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo cambaareeyay weerarka Argagixiso ee ka dhacay dalka Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarka argagixiso ee fulaynimada ah ee lagu qaaday maanta dad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse) ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS oo kormeeray Dhulka Xarunta xogta Qaranka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kormeeray Dhulka loogu talagalay in laga dhiso Xarunta xogta Qaranka (National Data Center) oo...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Baxdo oo qaaday tallaabo dhiiri-gelineysa dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Maamulka degmada Baxdo iyo Odayaasha dhaqanka ayaa deeq isugu jirta labo neef oo geel ah iyo raashiin ku wareejiyay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada dib u...