Magaalada Napoli oo uu ka dhacay dhulgariir ka hor kulanka Real Madrid
Napoli: Magaalada Napoli waxaa gilgilay dhulgariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabtay Real Madrid kulan ka tirsan Champions League.
Sida 10 baabuur...
Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan...
Kismaayo: Maxamed Cumar Maxamed oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka...
Wasiirka dhallinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar
Qaahira: Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda FS mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Masar...
Hay’adda cilmi baarista baddaha Soomaaliyeed oo digniin u dirtay shacabka Soomaaliyeed
Waxaana aad ina soo gaaray, hay’adda maareynta musiibooyinka ku magacowday ogeysiiskeeda DIGNIIN, in saadaashu sheegayso roobab mahiigaana oo ku soo wajahan dalkeena.
Hay’adda cilmibaarista badaha...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Addis Ababa uga qeyb galay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Geeska...
Addis Ababa-Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada...
NISA oo gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, oo waayihii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi...
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo
Baydhabo- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Maamulka...
Ciidanka xoogga iyo saaxiibbada caalamiga oo duqayn ka fuliyay Bu’aale
Bu’aale- Xalay abbaare Sideeddii fiidnimo ayaa duqeymo dhanka Cirka lala beegsaday seddex saldhig oo malleeshiyaadka Khawaarijta ku lahaayeen Degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe.
Duqeeynta...
Shaqaale ka tirsan waaxda dab demiska gobolka Banaadir oo loo diray tababar ku saabsan...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa 14 kamid ah shaqaalaha Waaxda Gurmadka degdega tababar ugu diray dalka Turkiga, kaas oo kor loogu qaadayo xirfadooda la xiriirta...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya horumarinta waxbarshada
Riyadh- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha...










