Dowladda oo warbixin kasoo saartay howl galladii ugu dambeeyay ee Galmudug iyo Hirshabeelle looga...
Akhriso; Tirada, Magacyada iyo Xilalka, horjoogeyaasha Khawaarijta ah ee lagu dilay, lagu dhaawacay, inta isa soo dhiibtay iyo kuwa baxsadka ah ee hawlgalladii u...
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay shirka isku duwidda arriamaha Bini’aadan-nimada
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda...
Ra’isul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray waddada Taleex oo dib u dhis lagu...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabi Bare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarigga ka...
Shirka isku duwidda horumarinta wax soo saarka xoolaha oo ka furmay Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS Mudane, Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka furey wajiga 2aaad...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal lagu cirib tirayo khawaarijta ka wada koofurta Mudug
Howlgal qorshaysan oo ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka tuulada...
Koongareeska Mareykanka oo markii ugu horeysay xilka ka xayuubiyay Afhayeenkoodi
Xubnaha aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in xilka ka qadista afhayeenkoodi, Kevin McCarthy, tallaabadaas oo noqonaysa tii ugu horreysay ee...
Howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta oo laga fuliyay Shabeellada hoose
Ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed oo kaashana Ciidamada Xoogga iyo dadka degaanka, ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada hoose.
Taliyaha...
Soomaaliya oo Masar kaga qayb galaysa shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada hufan
Qaahira- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumarinta...
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay degaanno hoos taga Qoryooleey
Ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada hoose.
Taliyaha ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed ee degmada...
Wasiirka Shaqada XFS oo Masar kaga qeyb galaya shirka horumarinta Shaqada
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada...










