Wararka

Wasiir Xasan Macallin” Dagaalka Khawaarijtu wuxuu ka socdaa gododkii ay ku dhuumaaleysan-jireen”,

0
Wasiirka Cadaalladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin ayaa sheegay in guulo la taaban karo laga gaaray dagaalka muddada sanadka ah socda ee...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa...

Wasiir Al-caddaala: Dagaalka sanad jirsaday ee lagula jira khawaarijta wuxuu keenay in uu burburo...

0
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeyb galayay Barnaamij looga hadlayay sanad kadib maxaa ka...

Madaxweynaha Ethiopia oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia

0
Addis Ababa:- Madaxweynaha Dawladda Ethiopia, Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane,...

Xildhibaan Marwa Cabdi oo la kulantay Xoghayaha guud ee midowga Baarlamaanka Adduunka

0
Geneva:-Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan kula  yeelatay magaaladda  Geneva Xoghayaha Guud ee Midowga Baarlamaanka Aduunka Mr. Martin Chungong. Marwa Cabdi Bashiir  iyo Xoghayaha Guud...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 04 October, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku guda jira hoggaaminta dhameystirka...

Howlgallo Jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta oo wali ka socda howdka deegaanka Shabeellow ee...

0
Ciidamada Xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga Difaaca Shacabka ee Koofurta gobolka Mudug ku sugan ayaa dagaal culus oo dhowr jaho ah ku qaaday...

Horjooge iyo maleeshiyaad lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose iyo hawlgal kale oo...

0
Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa lagu dilay horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa dabagalka ee gobolka Shabeellaha Hoose, labo maleeshiyo...

Dhagar qabe ka tirsanaa khawaarijta oo isu dhibay ciidanka xoogga dalka

0
Baydhabo- Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) ayaa maanta isku soo dhiibey qeybta 60-aad, gaar ahaan Ururka 46-aad ee uu fadhigoodu yahay degaanka Goof-gaduud buureey...

Dowladda oo warbixin kasoo saartay howl galladii ugu dambeeyay ee Galmudug iyo Hirshabeelle looga...

0
Akhriso; Tirada, Magacyada iyo Xilalka, horjoogeyaasha Khawaarijta ah ee lagu dilay, lagu dhaawacay, inta isa soo dhiibtay iyo kuwa baxsadka ah ee hawlgalladii u...