Wararka

Hantidhowraha guud ee Qaranka oo awaamir dul dhigay Hay’adaha dowladda

0
Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay’adaha gacanta ku haya hantida dowladdu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo ku baaqay in labada Gole ka qayb qaataan...

0
Guddoomiyaha Aqalka Sareee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 6-aad...

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamaqa Qalabka Sida Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira hoggaaminta dagaalka ka...

Ciidanka Booliiska oo ka war bixiyay Weerar naftii halignimo ah oo Khawaarijtu ka geysatay...

0
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyey Weerar arbushaad ah oo kooxda Khawaarijtu xalay ku qaaday Saldhiga Booliiska Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Afhayeenka...

Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay iskaashi dhexmaro labadda wasaaraddood

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh...

Ciidamada Ruushka oo duqeymo ka geystay gudaha Suuriyo

0
Xubno ka tirsan kooxaha ka dagaalama gudaha Suuriyo iyo dad rayid ah ayaa lagu dilay duqeymo ay Ciidamada Ruushku la beegsadeen magaalada Idlib ee...

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta

0
Dhuusamareeb- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjooge Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye Malleeshiyaad kale...

Wasiir Faarax Sh, Cabdulqaadir “Khawaarijtu waxa ay fursad ka heleen dadka aan wax baran”

0
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Manhajka waxbarashadu aysan ku jirin xagjirnimo, balse ay tahay...

Madaxda kooxda BRICS oo doonaya in la ballaariyo dhismaha ururkaasi

0
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay in la ballaariyo kooxda BRICS ee dalalka dhaqaalahoodu soo korayo si loo dhiso nidaam caalami ah oo...

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Addis Ababa

0
Addis Ababa: Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Ethiopia...