Wararka

Mashruuc koronto looga dhalinayo qashinka caasimadda oo Muqdisho lagu saxiixay

0
Dowladda hoose ee magaalada Muqdisho ayaa heshiis la gaartay shirkadda Ifi iyo shirkad kale oo laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo ku aadan bilaabidda...

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada dalka iyo agaasimaha guud ee warfaafinta gobolka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta hawlgalinta ciidanka xoogga dalka

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka oo guddoomiyey kulanka agaasimeyaasha guud

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo maareyeyaasha hay’adaha dowladda oo...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukuntay eedeysane loo haysto dilka nin Kenyaan ah

0
Maxkamadda derejada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuntay, Xasan Cabdiraxman Indha-yare oo ku eedeysan dilka Fredrick Odhiambo Owino oo kasoo jeeda dalka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo booqday hay’adda maaraynta musiibooyinka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa ugu hambalyeeyay mudadii...

Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

0
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahiyay Qaraxii saaka ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir uu ku leeyahay Isgoyska Ifka Xalane, degmada Warta nabadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kormeeray xarunta Haya’adda Maaraynta Masiibooyinka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA. Guddoomiyaha Golaha...

Ra”iisul wasaare Xamse oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Caasimadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa dhagaraha...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda hay’dda WFP

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda Barnaamijka...