Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada...
Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baladweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha cusub Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarigga ka jaray madaxtooyada cusub ee Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha...
Koobka Adduunka ee 2022 oo maanta ka furmaya dalka Qadar
Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20/11/2022, magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar si rasmi ah uga furmi doona koobka Adduunka oo...
Axmed Meyre Makaraan” Adkeysta guusha Khawaarijta waa dhowdahay,”
Degaano ka tirsan gobolka gobolka Shabeellaha dhexe waxaa weli ka socda howlgallo ka dhan ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo soo dhaweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dadka Baxdo waqti munaasab ah ayay qaateen go’aanka horseeday in ay...
Baxdo- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud...
Madaxweynaha dowlad goboledka hirshabelle iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne
Wasiirka wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug Daa'uud Maxamed Maalin ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga ah oo ku saabsan dib u eegista...
Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga oo kulan muhiim ah ku yeeshay Villa Hargeysa
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa.
Kulanka waxaa shir...