Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)
Ra’iisul Wasaaraha...
Madaxweynaha K/G ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad ee...
Baydhabo:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad ee dagaalka Khawaarijta looga...
Wasiirka Amniga oo uu wehliyo taliyaha Booliiska ayaa la kulmay Safiirka Qatar u jooga...
Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS, Maxamed Axmed Shiikh Cali (Doodishe) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Safiirka Safaarada Dowlada...
Haweeney ku guuleysatay Abaalmarinta Nobel Peace Prize 2023-ka (MAQAAL)
Abaalmarinta Nobel Prize ah oo loo yaqaan ‘Nobelpriset;: Nobelprisen ayaa ah lix leyliska caalamiga ah ee sannadlaha ah ee loo yaqaan’ Swedish ‘iyo’ Norwegian ‘,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in aysan dhayalsan digniinaha la xiriira...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-garow ee digniinaha la...
SADDEX LALAMA DEGAA LA YIRI !!
Maah-maahyada Soomaalida ay ku Maah-maahdo way fara badan yihiin, waxaana laga yaabaa in qaar ka mid ah aan la aqoon macnahooda maadaama uu dadku...
TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY QEYBTII (55-AAD)
Waxayse ku beegantay goor Leyla dulqaadkeedii buux dhaafay, ee ay aad uga xanaaqday dadkii dul- tubnaa iyo warkii badnaa ee ay ku buuqayeen. Waxaa...
MID KA MID AH SHEEKOOYINKA BEEN HAWAAS
Been hawaas beri baa waxaa deegaan ku noolaa nin beenlow haabaana ah, oo dhagarta iyo been-abuurka ku caan baxay, waxaana wax walboo oo uu...
Kooxda Xamaas oo qaadday Hawl-gal ka dhan ah Israa’iil
Wararka ka imaanaya dhulka reer Falastiin ayaa sheegaya in kooxda Xamaas ee maamusha marinka Gaza ee go’doonsan ay bilaabeen hawlgal loogu magac daray daadka...
QURBA JOOGTA MAALGASHIGA KU SAMEYSATA WARSHADAHA YAR YAR.
Magaalada Muqdisho waa magaalo madaxda dalka waxaana Ku nool bulsho badan oo Ka Kala yimid gobollada dalka iyo dadka deegaanka ayaa bilaabay hal abuuro...










