Wararka

Wasaaradda gaashaandhigga oo sheegtay in 30-ka tirsan Khawaarijta lagu dilay hawlgal ka dhacay Galgaduud

0
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Jeneral Cabdullaahi Cali Caanood oo caawa shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hawlgal maanta ka dhacay...

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo cilimada u abaabulaysa la dagaalanka Khawaarijta

0
Wasiirka wasaaradda aqqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow Abuu-mansuur oo ay garabtaaganyihiin qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in...

Guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Banaadir oo degmada Yaaqshiid kula kulmay saraakiisha ciidanka xasilinta

0
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) oo uu wehliyo Xog’hayaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Feysal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Yurub

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb danjiraha midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo...

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo shahaado sharaf guddoonsiiyey orodyahanka Soomaaliyeed Cali Iidow

0
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo qaar kamid ah diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta...

0
Ra’isal wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xarigga jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA. Ra’isal wasaare ku xigeenka...

Duqa Muqdisho oo soo xiray tababar ku saabsanaa doorka hoggaaminta haweenka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray tababar socday muddo 3-cisho oo loo qabtay ururka haweenka Gobolka...

Dowladda Imaaraat-ka oo sheegtay in ay gacan ka geysan doonto wada hadallada Soomaaliya iyo...

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wada hadallada DFS iyo Somaliland Mudane , Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan qoto dheer...

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray furimaha dagaalka

0
Dhuusamareeb-Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Fedraalka ah iyo Dawlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeeray Ciidamada Difaaca Dadka deegaanka, kuwaas oo isku diyaarinaya in ay ka qaybgalaan...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

0
Qaahira- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi baarista dalka...