Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo dhowaan halkaasi kala wareegay Khawaarijta Al...
Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed ayaa dhinaca kale waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland Alexander Stubb,kadib kulan caadi ah oo...
Madaxweynaha JFS oo salaaddii Ciidul fidriga la oogay shacabka deegaanka Gendershe
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo isugu jiray wasiirro,xildhibaanno iyo saraakiil ayaa saaka gaaray deegaanka Gendershe oo kamid ah...
Guddoomiyaha BFS oo soo saaray war-saxaafadeed looga hadlaayo xiisadaha ka taagan deegaanada K/Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay talaabooyin mas’uuliyiinta maamulka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Afur la Qaatay Saraakiisha, Maamulka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Gandarshe.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose kula afuray saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, maamulka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga Oowgeed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Guddoomiyaha BFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo Muslimiinta ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fitriga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guud ahaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadaha Muslimiinta Caalamka,...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarada lagu beegsanaayo goobaha tamarta ee dalalka Khaliijka
.Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay wadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan,isla markaana lagu beegsanaayo ama lagu bartilmaameedsanaayo kaabayaasha...
Jaaliyadda Finlad oo aas u sameeyay qoys ka kooban 5 ruux oo Soomaali ah
Boqolaal kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si wadajir ah u aasay qoys ka kooban 5 ruux oo si ula...










