Wararka

Ergayga Bariga Dhexe oo ku taliyay in xal loo helo arrimaha Falastiin iyo Israa’iil

0
Ergayga Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe Tor Wennesland ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa Daanta Galbeed lagu dilay in ka badan 200 oo falastiiniyiin ah...

Dadka Bacaad weyne ee koofurta Mudug oo ku biiray dagaalka ka dhanka khawaarijta

0
-Dadka deegaanka Bacaadweyne ee koofurta Gobolka Mudug ayaa wacad ku maray in ay ka qayb qaadan doonaan dagaalka lagu cirib tirayo khawaarijta ee ka...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo bogaadiyay guulaha laga gaaray khawaarijta

0
Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS Mudane, Xasan Macallim Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howl-gallada dib-u-xoreynta. Wasiirka ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in ay dhowaan soo af-jarayaan Khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in dalku uu galay dagaalkii ugu dambeeyay ee khawaarijta looga saari lahaa Soomaaliya. Taliye Muxudiin...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 51AAD)

0
Nafsaddiisoo dhan buu raaciyey. Qalbigiisuu u wada furay, ilaa uu u qaaday dareen jacayl oo ka duwan kal-gacaltooyadii walaalnimo ee uu hore ugu qabay. Iyada...

SHEEKADA DADKII UU HAL-ABUURKOODU DHIMASHADA U HORSEEDAY ( QEYBTII 2AAD)

0
Intaa ka wuxuu sanadkii 1696 naqshadeeyay nal weyn oo lagu calaamadiyo dhagaxyada khatarta ah ee badda ku dhex yaal, wuxuuna helay oggolaansho naqshadiisa oo...

GABADHII QOOBKA DAMEERAHA LAHAYD

0
Bari baa arday iskuul dhigata, oo gabdho iyo wiilal isugu jira waxaa iskuulkii laga soo daayay xilli casir gaaban ah. Iskuulku wuxuu ku yaallay meel...

WAXYAABAHA DALKEENA SOO SAARO MA HABOONA IN DIBADA LAGA KEENO.

0
Dalkeena Soomaaliya waa dalka hodan ah uu Alle SWT ku maneeystay nicmooyin farabadan oo ay ugu horeeyaan Xoolaha aan dhaqano, Tacabka Beeraha oo aan...

GANACSIGU WAA NOLOSHA BULSHADA

0
Ganacsiga xoolaha nool iyo kan dalagga beeraha ayaa si buuxda gobolada iyo degmooyinka uga socda iyadoo gaadiidka u kala goosha gobolada iyo degmooyinka ay...

MAXAAD KA TAQAAN DALKA BURKIINA FAASO?.

0
Jumhuuriyadda Burkina Faaso waa dal ay dadkiisu muslimiin u badan yihiin oo ku yaalla galbeedka Afrika, waxayna soohdin la wadaagtaa 6 dal oo kala...