Wararka

Soomaaliya oo cambaaraysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaal ku yaalla Gaza

0
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa Kenya

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Mudane, Aadan Barre...

Haniya: Iska caabintu way sii socon doontaa ilaa Gumeesiga uu ka baxo dhulkeena xurmada...

0
Madaxa Xafiiska Siyaasadda dhaqdhaqaaqa wax iska caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas, Ismaaciil Haniya, ayaa sheegay in xasuuqii ay Ciidamada Isra’iil ka geysteen Isbitaalka magaalada...

Wasiirka Cadaaladda oo ka qeyb galay Shirka Gollaha Cadaaladda Carabta

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uga qeyb galay fadhiga 39-aad ee Gollaha Cadaaladda...

Antonio Guterres oo ku baaqay Xabad joojin bini’aadannimo oo ka dhaqan gasho Qaza

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa Maanta oo Arbaca ah ku baaqay xabbad joojin bini’aadannimo oo degdeg...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo xiray Aqoon-iswaydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo saddexdii...

Guddiga Baarlamaanada u qaabilsan saaxiibtinimada Baarlamanka Qatar oo la kulmay safiirka Qatar

0
Guddoonka guddiga saaxiibtinimada Labada aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Qadar ayaa maanta kulan hordhac ah la qaatay safiirka dowladda Qadar u...

Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo iska soo dhiibay Galgaduud

0
Dhuusamareeb: Horjooge ka tirsanaa kooxda Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan gobolka galgaduud. Mahad Aw Cismaan...

Wariye Qeys oo maanta lagu aasay Muqdisho

0
Weriyaasha Muqdisho iyo qaar kamid ah masuuliyiinta warbaahinta dalka ayaa maanta ka qeyb galay aaska Allaha u naxariistee Agaasimihii TV-ga Somali Cable Muqdisho, Cabdifitaax...