Ciidanka Booliiska oo ka war bixiyay Weerar naftii halignimo ah oo Khawaarijtu ka geysatay...
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyey Weerar arbushaad ah oo kooxda Khawaarijtu xalay ku qaaday Saldhiga Booliiska Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Afhayeenka...
Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay iskaashi dhexmaro labadda wasaaraddood
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh...
Ciidamada Ruushka oo duqeymo ka geystay gudaha Suuriyo
Xubno ka tirsan kooxaha ka dagaalama gudaha Suuriyo iyo dad rayid ah ayaa lagu dilay duqeymo ay Ciidamada Ruushku la beegsadeen magaalada Idlib ee...
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta
Dhuusamareeb- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjooge Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye Malleeshiyaad kale...
Wasiir Faarax Sh, Cabdulqaadir “Khawaarijtu waxa ay fursad ka heleen dadka aan wax baran”
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Manhajka waxbarashadu aysan ku jirin xagjirnimo, balse ay tahay...
Madaxda kooxda BRICS oo doonaya in la ballaariyo dhismaha ururkaasi
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay in la ballaariyo kooxda BRICS ee dalalka dhaqaalahoodu soo korayo si loo dhiso nidaam caalami ah oo...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Addis Ababa
Addis Ababa: Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Ethiopia...
Mashruuc koronto looga dhalinayo qashinka caasimadda oo Muqdisho lagu saxiixay
Dowladda hoose ee magaalada Muqdisho ayaa heshiis la gaartay shirkadda Ifi iyo shirkad kale oo laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo ku aadan bilaabidda...
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada dalka iyo agaasimaha guud ee warfaafinta gobolka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta hawlgalinta ciidanka xoogga dalka
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada...










