Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Xuddur

0
Xuddur :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya,Joacim Waern,waxayna ka wada hadleen...

Dowladda Soomaaliya oo uga qayb gashay Baqdaad shir looga soo horjeedo tacadiyada Israa’iil

0
Wafdi uu hoggaamiyana guddoomiyahaguddiga baarlamaanka Soomaaliya aduunka Saciid Maxamed Maxamuud oo sidoo kale ahna xubin ka tirsan guddiga fulinta midowga baarlamaannada Carabta ayaa ka...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray magaaladda Xudur ee Xarunta gobolka Bakool

0
Xuddur:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo...

Madaxweynaha oo u diray fariin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca shacabka

0
Madaxweynaha JFS oo fariin u diray ciidamada qalbka sida ee Soomaaliya gaar ahaan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaca Shacabka ee loo yaqaan Macawiislay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur-galbeed

0
Baydhabo:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa caawa kala hadlay waxgaradka iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

0
Baydhabo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Wasiirka Difaaca Kenya kala hadlay Xoojinta Amniga labada dal

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa  Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyay Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Sweden

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dalkeenna Mudane...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay xarunta Qaran ee Tubsan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay howlgelinta xarunta Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee...