Hey’adda Maareynta oo 𝗗𝗜𝗚𝗡𝗜𝗜N ka soo saartay duufaanta 𝗘𝗹-𝗡𝗶ñ𝗼.
Maamulka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa mar kale bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay digniinno la xiriira roobab xoogan oo suurtagal ah in ay ka...
Khawaarij waddada miino ku aasayay oo la halaagay
Ciidamada kacdoonka shacabka ee ku sugan Xarardheere ayaa deegaan dhowr iyo toban KM dhanka galbeed ka xiga magaaladaasi ku fashiliyey maleeshiyaad qaraxyo ku aasayey...
Danjire Cawaalle Kullane oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 74-aad ee Jamhuuriyadda shacbiga...
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, oo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka ayaa fursad u helay ka qeybgalka munaasabadda weyn...
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray ciidamada ilaalada deegaanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho ku tagay Xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka...
Wafdi u hor kacayo ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo gaaray Dhuusamareeb
Wafdi u hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Salax Axmed Jaamac ayaa gagida diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin...
Maxkamadda G/Banaadir oo xukunno kala duwan ku riday Saraakiil ka tirsana hay’adaha dowladda
Maxkamadda Gobolka Banaadir qaybta ciqaabta Laanta tashiga ayaa ku dhawaaqaday xukunka kiis dacwadeedka ay Eedeysanayaasha ka ahayeen 11 sargaal oo ka kala howlgalayay qaar...
Todobaadkan iyo Soomaaliya (WARBIXIN)
”Maraykanka oo ugu dambeyn guul ka keenay Soomaaliya” cinwaankaasi oo ay kala qoreen wargeysyada Wall Street Journal & Daily Mail oo maqaal dheer ka...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo la filayo in ay go’aan ka soo saarto Eedeysanayaasha Musuq-maasuqa...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu wada inka soo saarto xukun dacwad loo haystay Saraakiil ka ka laka tirsan qaar ka mid ah hay’addaha dowladda,Xafiiska...










