Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay qaar kamid ah siyaasiyiinta Koonfur-galbeed

0
Dhuusamareeb-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin ka soo jeeda...

SODMA oo digniin ka soo saartay khatarta Roobabka iyo Duufaanta El-nino

0
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Wabiyada,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Dugsiga ay wax ku bartaan hablaha Agoonta ah

0
:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan...

Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo dilal ka...

0
Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo dilal ka fulisay magaalada Gaalkacyo. Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal...

Qof Naftii halige ah ayaa isku qarxiyay dad shacab ah oo ku sugnaa Maqaayad

0
Qof naftii halige ah oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku qarxiyay maqaayad lagu shaah cabo oo ku taala Baar Bulsho ee degmada Howlwadaag. Waxaana ka...

Waxaa si is daba joog ah u soo baxaya digniino roobab daadad wata oo...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay Xubno ka kooban...

Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka oo gacanta ku dhigay shaqsi muhiim u ahaa cadowga khawaarijta

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku soo dhigay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ahaa shaqsigii ugu muhiimsanaa...

Mareykanka oo $5m u ballan qaaday ciddii keenta xogta Abuukar Cali Aadan

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku  abaalmarineyso qof  kasta oo soo sheega Abuukar...

Qaraxyo galaaftay nolosha dad badan oo ka dhacay Pakistan.

0
Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay goob ay ka socotay xuska dhalashada Nabi Muxamed oo ka dhacayay magaalada Mastung ee gobolka Balochistan, waxaana ku dhintay...

Hey’adda Maareynta oo 𝗗𝗜𝗚𝗡𝗜𝗜N ka soo saartay duufaanta 𝗘𝗹-𝗡𝗶ñ𝗼.

0
Maamulka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa mar kale bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay digniinno la xiriira roobab xoogan oo suurtagal ah in ay ka...