Wararka

Ciidanka xoogga iyo saaxiibbada caalamiga oo duqayn ka fuliyay Bu’aale

0
Bu’aale- Xalay abbaare Sideeddii fiidnimo ayaa duqeymo dhanka Cirka lala beegsaday seddex saldhig oo malleeshiyaadka Khawaarijta ku lahaayeen Degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe. Duqeeynta...

Shaqaale ka tirsan waaxda dab demiska gobolka Banaadir oo loo diray tababar ku saabsan...

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa 14 kamid ah shaqaalaha Waaxda Gurmadka degdega tababar ugu diray dalka Turkiga, kaas oo kor loogu qaadayo xirfadooda la xiriirta...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya horumarinta waxbarshada

0
Riyadh- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha...

TIIHA SIYAASADEED MAXAA INOOGU SABAB AH?

0
Tiih waa eray loo adeegsado jahwareerka ku dhaca qofka taas oo uu ku kala garan waayayo dhinaca uu ka socdo iyo dhinaca uu u...

MUQDISHO HA LA HURGUFO (FAALLO)

0
Kooxda Khawaarijta waxaa caado u ah markii looga adkaado dagaalka fool ka foolka waxay bilaabaan beegsiga Dadka Rayidka, waana taasi inay 29-kii bishii Oktoobar...

ISLAAMKU WUXUU INA FARAYAA NABADDA IYO WADA NOOLAANSHAHA (QEYBTA 1AAD)

0
Alle ayaa mahad idilkeed u sugnaatay, nabad galyo iyo naxriis nabigeena Muxamed dushiisa ha ahaato. intaa kadib; Sida lawada ogyahay aadanahu wuu ka cararaa meeshii...

IXSAAN FALE ABAAL WACAN BUU DHAXLAA.

0
Beri baa waxaa la yidhi nin baa magaalo ku wareeray, waxaana isugu darmay daruufo adag iyo dhibaatooyin lixaad leh, oo dad la'aan, deeq la'aan,...

IXTIRAAM DERISKAADA IYO DADKA KALE

0
Noloshu waa mid muhiim u ah in uu  ka dhex jiro is ixtiraam u dhaxeeya dadka darajo kasta iyo nooc kasta oo ay yihiinba. Nolosha...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabbilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka...

Madaxda dowladda qaarkood oo ka qaybgalay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee marxuum Cali...

0
Ra’iisul Waaaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay weheliyaan guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ka qeyb galay Salaadda...