Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee degmada Mahadaay
Mahadaay: Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed gaashaanle sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere oo hoostaga degmadda Mahadaay ee gobolka...
Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham
London:- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii ugu adkeyd waayaha kooxda...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda...
Guddiga Saaxiibtinimada Ee Baarlamaanada Soomaaliya iyo Qatar oo Guddoon Doortay
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Maojlis Shuurada Qatar, ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka guddigaas ee dhinaca Soomaaliya.
Doorashada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi,...
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay geerida Duqii hore ee Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, qaraabada iyo...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo gaaray Magaalada Baydhabo
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle,iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Garoonka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeeyay geerida Duqii hore ee Muqdisho Marxuum Cali Ugaas...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir: Laba bilood gudahood ayaan khawarijta uga saareynaa jiinka Wabiga
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo abaabul ciidan oo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno katirsan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in laba...
Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deeeganka Biya-cadde ee gobalka Shabeelaha dhexe
Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka biyacadde ee gobalka Shabeelaha dhexe.
Saraakiil...










