Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee ururka G77

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Huruuse ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China oo Laba maalin ka ka socday magaalada Havana...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo...

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo saxiibada...

Prime Minister Hamza leaves for the US to attend UN General Assembly

0
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, HE Hamza Abdi Barre and a delegation he led left for the United States of...

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga...

Khawaarijta Saaka, subax madow ayay u aheyd’ (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahadcelinaysaa Shacabka Soomaaliyeed ee geesiyaasha ah ee go’aansaday in ay cadawga Ummadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta ah iska dul qaadaan,...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Baarlamaannada Dhallinyarada Adduunka

0
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam Shirkaa ayaa...

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidanka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaarijta

0
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo ah u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo sifayn ah kawada magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad

0
Ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo Xoogagga Difaaca Shacabka ayaa saaka howlgallo sifayn ah waxay ka wadaan magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad. Meelaha qaar Khawaarijta...

Wasiirka maaliyadda XFS oo Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

0
Nairobi­- Wasiirka Maaliiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Nairobi ee dalka Kenya ayaa shir Guddoomiyay kulan muhiim...

Ciidamadda xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Qodqod ee gobolka Mudug

0
Gaalkacyo- Ciidanka Xoogga DalkaSoomaaliya iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta jab xoog leh ku gaarsiiyay howlgal xoogan oo ay ka sameeyeen deegaanka Qodqod ee...