Wararka

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan dowladda Malaysiya

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya mudane Ruzaimi Maxamad...

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan daraasaynta xogta aasaasiga ah ee dhaqaalaha buluugga ah oo lagu...

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah XFS Mudane Xildhibaan Maxamed Bashiir Cali Baxnaan ayaa daahfuray aqoon isweydaarsi ku saabsan soo bandhigidda daraasadda...

Askari ka tirsanaa Ciidanka xoogga oo dil toogasho ah lagu xukumay

0
Maxakamadda Darajada Koowaad ee Ciidamadda qalabka sida ayaa maanta Dable Xoogga Maxamed Cabdixakiin Maxamed Saalax Ganeey ku ridday xukun dil ah sida uu warbaahinta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson. Labada mas’uul ayaa...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay duqeymaha Israa’iil ay ku...

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si ba’an u dhaliilay  duqeymaha joogtada ah ee Israa’iil ay ku hayso Marinka Qaza, sida ay...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabay Wasiiro

0
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka  Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa soo saaray Wareegto ku taariikheysan 24, Oktoober, 2023, taasi oo ku saabsan magacaabis Wasiirro. Qoraal ka...

Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Muqtaar Maxamed Isaaq oo ka mid ahaa horjoogayaasha kooxda khawaarijta ayaa isu soo dhiibay qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Horjooge Muqtaar ayaa sheegay in...

Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Biljimka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qayb geli doono shirka...

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan CXD

0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo...

Soomaaliya oo qeyb ka ah shirka 147-aad ee Baarlamaannada Adduunka

0
Luanda:- Xubnaha ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa...